Waxa qoray A.Tijaani, waxana turjumay Axmad siddiiq. Waxa aynu ku qeexi karnaa falsafadda siyaasadda si fudud; in ay tahay laan...
Admin@
W/Q: cabdalla moxamed saciid. Coronahan maanta dunida gilgiley dad badan waxa uu soo xasuusinayaa boqol sanno ka hor cudurkii safmarka...
Dhinacyada saamaynta ibnu khalduun ee Maangalinmada ah, baraarugga reer Galbeedka, iyo Carabta uu ka qarsoonaa. Ibnu Khalduun, Maaha...
Maxaynu uga baahi badannahay maanta muslimiin ahaan in aynu boodhka ka tunno oo aynu fahanno macnaha ballaadhan ee ku duugan...
Waxaa jira odhaah caana oo dadku badanka isku waafaqsanyihiin, oo dhahaysa; in aanay marnaba diinta islaamka iyo cilmiga saynisku iska...
Mowjadaha cudurrada safmarka ah (pandemics Outbreak) Coronahan maanta dunida gilgiley dad badan waxa uu soo xasuusinayaa boqol sanno ka hor...
Baraha bulshada ayaa dhawaan waxa ku faafay warar dadku ay isla dhex marayeen in badan oo ku saabsan dhagax la...
Haddii aan is weydiino inta aynaan bilaabin qoraalkan, su’aal male ah oo odhaneysa ; haddii qofka bani’aadamka ah aanu haysan...
Quraanku waa hage ka samatabixinayay aadamaha dhibaatooyin badan oo ku xeeran waagii uu nebiga kusoo dagay, waana tilmaame la jaanqaadaya...
Ku soo noqoshadii dalka, iyo saddexdii yey ! ,Cabdalwahab Al-masiiri. aan kusoo laabtey masar aniga oo ka yimid mareykanka 1969,...
Noofalka iyo sheekada gaaban oo ah kuwa ugu caansan qormooyinka malaawaalka ah, waxay wadaagaan tilmaamo dhawr ah, kuwa kalana way...
Doobta ama Jocortu waa seedo ka muuqda qoorta dadka oo ku toosan hunguriga, waxay soo muuqataa marka dhuunta qofku ay...
Marka laga yimaaddo xidhiidhkii soomaalidii hore ay la lahaayeen ilbaxnimooyin kale sida Faraaciintii iyo Faarisiyiintii (oo koobsanaysa Iiraan iyo Turkiga)...
Waxa jirta eed loo jeediyo masaarida oo gumeysiga ka hor dawladdii cusmaaniyiintu ay u wakiilatey qaybo ka mid ah dhulka...
sMilyaneerka dhimanayaa, waxa uu isugu yeedhey wiilishiisii afarta ahaa, isaga oo u yeedhinaya curadkiisa dardaarankii ugu danbeeyey,taas oo ka duwan...
Shidaalku waa haydaroo-karboono isku jira,taas oo malaayiin sanno ka hor ka samaysmay xayawaanno(huyuumas) ama dhir ,oo dabeetana isbaddal kiimiko ahi...
qormo kooban oo laga soo dheegtay buugga "islaamka Bari iyo galbeed" cali cissat (begovich) waxa jira lama maan ama caqli...
naafo-nimada ,Korniinka danbeeya ama in qofka dhaawac soo gaadho jidhkiisa ,waxa sida looga bartey ay leedahay saamayn weyn oo hab-dhaqanka...