Notice: Function _load_textdomain_just_in_time was called incorrectly. Translation loading for the updraftplus domain was triggered too early. This is usually an indicator for some code in the plugin or theme running too early. Translations should be loaded at the init action or later. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 6.7.0.) in /home/u506310550/domains/xeeldheere.com/public_html/wp-includes/functions.php on line 6114
Saamaynta curyaannimada ee dhaqanka qofka – Xeeldheere blog
December 23, 2024

Xeeldheere blog

Falanqayn Dhexdhexaadnimo

Saamaynta curyaannimada ee dhaqanka qofka

1 min read

naafo-nimada ,Korniinka danbeeya ama in qofka dhaawac soo gaadho jidhkiisa ,waxa sida looga bartey ay leedahay saamayn weyn oo hab-dhaqanka qofka ay ku yeelato ,waxana dadkaas lagu arkaa dhaqanno qaar xun ,balse saameyntani kuma timaaddo hal qaab oo kaliya,waxay noqon kartaa mid ka timid:

  • in qofku uu ka falcelinayo qaabka hooseeya ee ay dadku ula dhaqmayaan ee yaraysashadu ku jirto .
  • in uu diiddanyahay dulqaadka iyo naxariista badan ee  dadka ,oo uu sameeyo dhaqanno xun,sida  tuugnimo oo kale, si uu u muujiyo awooddiisa qofeed.
  • Iyo in uu ka faaideysanayo naxariista dadka iyo sida ay ugu dhago nugulyihiin, oo isu baddali karta in uu wax weydiisto oo si fudud wax loogu siiyo (tuugsi).

Waxana qodobka ugu danbeeya uu yahay midka ay u badan yihiin dadka dawarsada ama tuugsada ee curyaannimo ama baahi gaara leh, waxana la arkaa in dadkaasi ay caadeystaan dhaqannadaas iyada oo ay jiraan dad dawarsada oo jila in ay yihiin curyaamiin si loogu naxariisto.

Haddaba dadka soomaalidu waa kuwa aan looga baran in ay dawarsadaan ama ay gacanta hoorsadaan cid kale,inkasta oo dawladnimada soomaalidu ay ku dhisantahay taageero shisheeye , laga soo bilaabo xilliyadii xornimada ee ay dawladnimadu abuurantay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *