Notice: Function _load_textdomain_just_in_time was called incorrectly. Translation loading for the updraftplus domain was triggered too early. This is usually an indicator for some code in the plugin or theme running too early. Translations should be loaded at the init action or later. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 6.7.0.) in /home/u506310550/domains/xeeldheere.com/public_html/wp-includes/functions.php on line 6114
Doobta ama Jocorta dadka, maxay ka dhigantahay? – Xeeldheere blog
December 23, 2024

Xeeldheere blog

Falanqayn Dhexdhexaadnimo

Doobta ama Jocorta dadka, maxay ka dhigantahay?

1 min read

Doobta ama Jocortu waa seedo ka muuqda qoorta dadka oo ku toosan hunguriga, waxay soo muuqataa marka dhuunta qofku ay korto ama hore u soo baxdo, waxana ay barbar socotaa calaamadaha qaangaadhista.
Dhanka muuqashada doobta ee rag iyo dumar, wiilasha si fiican ayay u muuqataa balse gabdhaha hore uma soo baxdo badanka oo waa meelaha ay ku kala duwan yihiin.

Ragga qaar macno ragannimo ayay u samaysaa oo codka dhuunta kasoo baxaya miisaan ayay u yeeshaa, halka kuwo kalena ay qurux u tahay. Balse ragga qaar bay muuqataa oo si fudud loo arki karaa, qaarna ma muuqato oo qoortooda ayaa gaaban, ama buuran ama murqaha dhuunta ayaa adag ama baruur ayaa saaran.

isbadalka ku dhaca codka ragga, waxay ka timaaddaa hormoonka ragga ee “testosterone”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *